Galmudug oo Ka Hadashay Qaraxii Galabta Ka Dhacay Gaalkacyo

19″ December 2020

Wasaaradda Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tacsiyadeysay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay Qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasi oo u geystay qof isku soo rakibay waxyaabaha qarxa

Bayaan ay soo saartay Wasaaradda ayaa lagu daabacay bogga rasmi ah ee ay Wasaaradda Amniga ku leedahay baraha bulshada, waxaana uu u qornaa sidan:-  “Ilaahay SWT ha u naxariisto saraakiisha sare, askarta iyo dadka shacabka ah ee weerarkii ismiidaaminta ahaa ee galabtay lagu beegsaday magaalada Gaalkacyo. Inta ku dhaawacantayna ilaahay ha u booga-dhayo.

Wuxuu ahaa weerar lala beegsatay ciidamada Qalabka sida ee ku sugan Galmudug iyo dad shacb ah oo ku sugnaa Garoonka 

Leave a Reply