19″ February “2023
犀利士Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa soo dhaweeyay go’aanada ka soo baxay shirka Beesha Garxajis ku yeesheen Hargasya.
Beesha Garxajis ayaa qodobada ka soo baxay shirkooga waxaa kamid ahaa in ayna raacayn ergada Muuse Biixi sheegay in loodirayo Laascanood, dhinaca kale waxay iska joog ku yidhaahdeen Suldaanka Guud ee Somaliland oo sheegay in uu tagayo Laascaanood.
Beesha garxejis haday ka dhiidhiyeen duulaanka nalagu soo qaaday waanu soo dhawaynaynaa go,aanka ay soo saareen, suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada hadalnay waxaan ku leenahay iska noqo anaga hanoo imane.” Ayuu yidhi Garaad jaamac garaad ismaaciil.