Gen Mahad Cabdiraxmaan oo iska wareejiyay Xilka Talyaha Ciidanka Asluubta

15″ April “2022

Taliyahii Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen.Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ayaa xilka ku wareejiyay taliye ku xigeenkiisa Gen. Cabdikariin Cali Afrax.

Warqad ka soo baxday talyaha ayuu hoggaanka Asluubta ku faray in ay la shaqeeyaan Talye ku xigeen Cabdikariim, si uu u guto waajibaadka loo xilsaaray.

Talye Mahad xubin ka noqday Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo sharciyan aan bannaaneyn maadaama Ciidan iyo Xildhibaan ay kala shaqo duwan yihiin.

壯陽藥 /04/image-239.png” alt=”” class=”wp-image-54079″/>