Muqdisho oo Looga Dhawaaqay Isbaheysi siyaasadeed oo loogu Magacdaray Golaha Bad Baadada Qaran

18″ March 2021 MUQDISHO-

Golaha Badbaado Qaran oo ay ku midoobeen, Jubaland, Puntland, Midowga Musharrixiinta iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagaga dhawaaqey magaalada muqdisho

Isbaheysigan ayaa loogu magacdaray Madasha Bad-baado Qaran, waxaana guddoomiye loogu doortay Cabdi Xaashi oo ah guddoomiyaha Aqalka Sare.

Waxay sheegeen in ujeedka ugu weyn ee madashan ay noqon doonto qabashada doorasho xalaal ah iyo inay ka hortagayaan in dalku uu galo fashil siyaasadeed

HOOS KA AQRISO BAYAANKA GOLAHA

Leave a Reply