Sunday “23” January ” 2022″ Muqdisho
Raysilwasaare rooble ayaa bartiisa Twitter ka soo go,aanka golaha wasiirada oo yeehsya shir aan caadi ahayn
Golaha Wasiirradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka ONLF u aqoonsaday urur agagixiso, ka dib dhiibistii Cabdikariin Muuse Qalbi dhagax oo loo gacan geliyay Ethiopia. tallaabadaas oo goluhu isku u codeeyay in ay ahayd khalad.
壯陽藥 >