Gollaha Aqalka Sare oo ansixiyay Guddiga dib eegista Dastuurka

21″ June 2022″ Muqdisho

Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ay wehliyaan ku xigee犀利士 nadiisa Golaha Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga koowaad kulankiisa 7-aad oo maanta lagu ansaxiyay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka.

Leave a Reply