22″ September “2022” Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaal犀利士 ada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa digniin u dirag ganacsatada qaatada Amarada Al-shabaab iyo dadka u raadsada Garsoorka.
“Albaabkii ganacsi ee lagu xiro Amarka Al-shabaab, dib looma furi doona sidoo kale qof Al-shabaab u garsoor u raadsaday Muqdisho kuma soo laaban doono.” Ayuu yiri Guddoomiyaha oo warbaahinta la hadlay