6″ May”2022″Muqdisho”
壯陽藥
block-image”>
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda qeybaha kala duwan ee Urruradda Bulshada.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado in ay dhacdo 15 bishaan May.
Guddoomiyaha ayaa qeybaha kala duwan ee Bulshada uga warbixiyay halka ay mareyso Doorashada iyo sida ay muhiim u tahay in Urrura