13-December-2023
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran ayaa markii labaad ka jawaabay su’aalaha Gollaha Shacabka.
Mudanayaasha Golaha Shacabka oo wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Hay’adda SODMA su’aalo ka weydiiyay saameynta fatahaadaha ay ku yeesheen Gobolada dalka.
Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Dhabancad “Magaaladan Muqdisho dad badan ayaa ku baracsan, maxaa Hay’addu wax ugu qaban la dahay”.