1″May”2022″Muqdisho”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka, Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa caawa kulan la yeeshay Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FIET oo uu horkacyay Guddoomiye Muuse Geelle Yuusuf.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan sidii loo dhammeystiri lahaa Doorashada Golaha Shacabka oo kaliya ku harsan Maamulka Hirshabeelle.
Sidoo kale, kulan ayaa waxaa looga hadlay sidii Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT ay u wareejin lahaayeen xogta Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS.
Guddoomiyaha ayaa Guddiga kula dardaarmay Guddoomiyaha in ay si nabdoon ku dhammeys犀利士 tiraan doorashada kuraasta harsan.