18- August-2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo soo dhameystira baarista Isla-markaana warbixin ka soo diyaariya xaalada ka jirta xabsiyada iyo maxaabiista ku xiran.