30″ November “2022”
kulanka wadajirka ah ee labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalk壯陽藥 a Soomaaliya,kaasi oo manta looga hadlayo ajandayaal dhowr ah, waxaana ka qayb galaya Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka sare.
Kulanka oo u baaqday sababo amni markii la maqlay rasaas ka dhaceeysa hoteelka Villa Rose ayaa qabsoomistiisa maanta waxaa diirada lagu Qaybinta iyo Akhrinta 1aad ee Miisaaniyadda Qaranka ee sannadka 2023-ka iyadoo Guddmomiyaha Aadan madoobe oo ka hadlayay kulanka uuu sheegay inaa la Baarlamaanka la kor keeni karin Xeerarka kasoo hor jeeda diinta islaamka.