13″ January “2023” Baydhaba
Shirkii uu ku baaqay gudoomiye shiikh aadan madoobe oo horey uga dib dhacay waqtigii loo asteeyay ayaa makale loo qabtay 16 bishan in uu ka furmo magaalada Baydhabo Dheeho.com
Gudiga farsamada ee loo xilsaaray qaban qaabada shirka baydhaba ayaa ku dhawaaqay 16 ka bishan January in uu furmayo shirka dib u heshiisiinta iyo wadatashiga maamulka koonfur galbeed somalia ee uu ku baaqay gudoomiye shiikh aadan
Gudiga ayaa ugu baaqay ka qaybgalayaasha Shirka in ay horeyba u soo gaaraan magaalada baydhaba oo lagu waday in shirkani uu ka furmo 5 tii January haseyeeshee uu dib uga dhacay iyadoo baydhaba aragtay iska horimaad jiray saacado kooban