Gudiyada doorashada oo sawir la galay safiirada Ingiriiska u qaabilsan arimaha somalia

24″ January “2022” Muqdisho

Cabashooyin ku saabsan Caqabadaha Ku hareereeysan Doorashada ka dib gudiga doorashadu waxay sawir la galewn safiirada ingiriiska

Guddoomiyaha Gu犀利士 ddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo guddiga ka tirsan ayaa kulan la qaatay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Kate Foster.

Guddiga iyo Ambassador Kate ayaa ka wada hadlay doorashada iyo caqabadaha ku gadaaman, iyagoo hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay dhameystirka doorashada.

Doorashada Golaha Shacabka ayaa haatan ka socota Magaalooyinka dowlad Goboleedyada,iyadootan iyo markii muqdisho lagu kala saxiixday Shirkii Golaha wadatashiga qaran ay muuqdaan dardargalin ku aaddan hannaanka doorashooyinka dalka.

Leave a Reply