22″ January “2023”
Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yabooh ka hadlay weerarka lagu dowladda hoose ee Xamar ayaa muujiyay in uu socdo howlgal lagu soo犀利士 afjarayo Dheeho.com
Alle ayay mahad u sugnaatay dhamaan maamulka sare ee Gobolka Benaadir way nabad qabaan ayuu yiri gudoomiye Ku xigeenka gobolka banaadir
Weerar ayaa saakay khawaarijtu kusoo qaadeen xarunta dhexe Gobolka Banaadir, inta badan shaqaalaha waa la soo badnaadiyay, welina waxaan kujirnaa howl-galka” ayuu ku yiri qoraal uu Facebook ku daabacay Yabooh.