10* Aug” 2022″ Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha ayaa guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kalfadhigan koowaad kulankiisii 14-aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo u sheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.