Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo amray inaan la geli karin heshiisyo,inta lagu jiro doorashada


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

5″ May 2022″Muqdisho” Radiokulmiye

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa waxaa warqad loogu diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan in ay joojiyaan galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga ah (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada.

Xafiiska Hanti dhowraha Qaranka ayaa waxaa uu ugu digay masuuliyiinta dowladda in ay saxiixan heshiis aan waafaqsaneen dastuurka, cidii arrintaasi sameyso laga qaadan doono talaabo adag.

“Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada.”ayaa lagu yiri qoraalka