8 September-2023
Guddiga Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Gobolka Banaadir ee lagu diyaariyo raashinka qalalan ee saadka Ciidanka farrimaha hore jiraan ay ugu talagaleen,oo ayna ugu qeyb qadanayaan Dagaalka lagula jiro Caddowga Ummadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta ah.
shacabka isku garabsadeen,siday iskaga dulqaadi lahaayeen cadowgaan muddada dheer gumaadayay shacabka.Haweenka Soomaaliyeed ayaana door muudqo ka taagan dagaalka lagula jiro khawaarijta.