6″ September “2022” Muqdisho

Madaxa hayadda hormuud salaam foundation Mudane Cabdulaahi cismaan ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in ay shalay daboolka ka qaadeenTababar lagu baranayo Wadida, iyo cilad bixinta mootooyinka, iyadoo qorshuhu yahay in 1000 dhalinyaro Shaqo loo abuuro, ayagoo u shaqeyn doona Shirkada RIKAAB, ee adeega macaamiisha ka dib 28 ee tababarka.