30 – July-2023- Muqdisho

Hay,adda Hormuud Salaam Foundation Waxay aqoonsan tahay awooda dhalinyaradu ay u leeyihiin inay ku dhaqaajiyaan isbeddelka bulshadeena
Taasi waa sababta ay naga go’an tahay in aan tababarno oo aan u abuurno fursado shaqo. Mashruuca shaqo abuurka mootooyinka waxa uu shaqo faa’iido leh ka helay dhalinyaro badan oo ku jira xirfadan maanta