Hay’adda SoDMA oo gargaar u qeybisay qoysas ku nool Garasbaaley

Muqdisho-4-July-2024″ Hay’adda SoDMA oo gargaar u qeybisay qoysas ku nool Garasbaaley

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta qoysas barakacyaal iyo danyar iskugu jira waxa ay gargaar ugu qeybisay degmada Garasbaaleey si gaar ah Waaxda Galmudug.

1,500 oo qoys ayaa ka faa’iideeystay deeqdaan gargaar, waxaana ay u mahadnaqeen hoggaanka sare ee Hay’adda SoDMA.