Hindisaha Nabad dhiska Soomaaliya ee uu la yimid Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gacan ka geysanay samata bixinta haween iyo carruur ay argagixisadu.

3″ February “2023”

Halbeegyada cusub ee uu la yimid Madaxadweyne Xasan shiikh oo Somalia u jeexay wado nabad dhis ah ayaa gacan ka geesanaya Samata,bixinta kumanaan ka tirsan haweenka iyo carruurta soomaaliyeed ooy Argagixisada shabaab ay ka hortaagneyd in la gaarsiiyo gargaar bani,aadanimo Dheeho.com

Isku dubaridka ololaha dagaal leh dhinacyada dhaqaalaha Fagarka iyo Militariga oo alshaab ay wajaheen markii uu xaafiiska ku soo laabtay Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Argagixisada ka saaray dhul balaaran oo ay isaga dhex mushaaxayeen 5 tii sano ee Madaxwe犀利士 ynihii bore Maxamed C/lahi Farmaajo

8 bilood ka hor M,ahayn mid la haweeysan karay ama lgu riyoon karay in deeqaha cunooyinka iyo gar,gaarka bani,aadanimada la gaarsiiyo dadka abaaruhu jilciyeen ee deegaanada Hirshabele iyo Galmudug

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa raashin u qeybisay maanta in ka badan 500 oo qoys oo danyar ah oo ku nool gobolka #Shabeelaha Dhexe, taasoo qeyb ka ah gurmadka abaaraha. #Soomaaliya

Mideeynta howlaha gargaarka iyo Xoreeynta ayaa wadajir u dhaqan galay iyadoo dowladu ay wali riixeeyso Sideey u gaari lahayd dadka iyo deegaanada ay heeystaan kooxda shabaab oo dhawaan culumaa,udiinka soomaaliyeed ay ku calaamadiyeen Khawaarij

Argagixisada Shabaab ayaa caqabad ku ah sidii howlaha samafalka loo gaarsiin lahaa dad badan ooy saameeyn ku yeelatay Abaartii ugu darneeyd ee ku dhufata Somalia mudo 40 sano ah