Hindisaha USAID-Somalia waxa ay 54,000 oo qof oo ku nool Koonfurta Soomaaliya siin doontaa nafaqayn

1″ May ” 2023

Hindisaha USAIDSomalia waxa ay 54,000 oo qof oo ku nool Koonfurta Soomaaliya siin doontaa nafaqayn, farsamooyin wax-soo-saar cimilo wanaagsan iyo dakhli kala duwan sida ay sheegtay warbixinta FAO Somalia

Hayadda FAO ayaa ku tilmaamtay arintaas in looga golleeyahay Si dhow ula shaqeynta Soomaaliya iyo FAO si loo horumariyo nafaqeynta, loo kordhiyo helitaanka maaliyadda, iyo xoojinta bulshooyinka – Iyo in la yareeyo baahida gargaarka bini’aadantinimo mustaqbalka. USAID-Somalia FAOSomalia