Horjooge katirsanaa Argagixisada Al-shabaab oo isku soo dhiibay laamaha Amniga hirshabeelle

MONDAY 27 “SEPTEBER ” 2021″Muqdisho

Horjooge katirsanaa kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa Maanta isu soo dhiibay laamaha Amniga hirshabeele,ee ka howlgala Magaalada jowhar.

Horjoogahaan ayaa lagu magacaabaa, Xasan Axmed Muxamuud oo ah magaciisa Afgarashada (Xasan dheere) ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ow ku qabay intow kamid ahaa iyo sida ay ugu suurta gashay inow gacantooda kasoo baxo.

Afayeenka Booliska Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Diini Rooble Axmed ayaa ugu baaqay dhallinyarada argagixisada, marin habaabiyeen in ay iskaga soo baxaan si ay u helaan adeegyadii kala duwanaa oo ay u baahnaayeen. Laguna soo dhaweeyn doono goobkasto oo ay joogaan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Leave a Reply