Hormuud oo $1 milyan oo dollar ugu deeqday dadka ay saameeyeen fatahaadaha dalka ka dhacay🙏

Hormuud oo $1 milyan oo dollar ugu deeqday dadka ay saameeyeen fatahaadaha dalka ka dhacay🙏

Hormuud Salaam Foundation oo, $1,000,000 ( Hal milyan dollar) ugu deeqday Dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ka dhacaya Gobollada iyo Degmooyinka Dalka.

犀利士 — wp:paragraph –>

Shir jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Abdullhi Nur Osman ayaa sheegay isaga oo ku hadlaya magaca maamulka sare ee Hormuud Telecom iyo Salaam Somali Bank in ay la qeybsaneynayaan xanuunka iyo culeyska dadka Soomaaliyed ee dhibaatadu ka soo gaartay Fatahaadaha xoogga leh ee ku dhuftay Gobollo iyo degmooyin badan oo ka mida dalkeenna, kuwaas oo geystay khasaarooyin kala duwan oo isugu jira naf iyo maal

Leave a Reply