6- August-2023

Hayadda Hormuud Salaam Foundation ayaa shaaca ka qaaday fursado waxbarasho ooy u heeyso !!
Hormuud Salaam Foundation Waxay ugu bishaareeyneysaa ardayda ka baxday Dugsiga Sare, gaar ahaan sanad dugsiyeedka 2021/2022 iyo 2022/2023 in ay soo dalban karaan galista imtixaaanka deeqaha waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation
Laga bilaabo, Sabtiga 12ka August 2023, saacadda markeey tahay 10-ka (subaxnimo), ilaaa iyo Axada 13ka August,10:00 (subaxnimo). Isdiiwaan galinta waxaad ka heli kartaa

http://hsp.htf.so/portal/StudentRegistration
