6″ March “2023

Kooxdii labaad dhallinyaro gaareysa ilaa 1,000 qof oo Somali ah ayay u soo dhamaatay tababar xirfado shaqo loogu abuurayo ooy ka caawisay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation Dheeho.com
Hormuud Salaam Foundation oo kaashanaysa Dugsiga Farsamada Gacanta ee Buruj & Rikaab ayaa soo gabagabaysay dufcadii labaad ee Tababarka Mooto wadista iyo cilad bixinta Iyadoo, ujeeddadu tahay in lagu baro illaa 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed ah xirfad loogu abuurayo fursado shaqo