
Si gaar ah #Hormuud waxay u bogaadinaysaa Guddoomiyaha Hay’adda Cabdulahi Nuur Cusmaan iyo hawlwadeennada kale ee Hay’adda oo har iyo habeen u heellan horumarinta nolosha bulshadeenna, kaalmeynta danyarta, iyo in aan dadkeenna u gurmanno xilliyada adag.