Hormuud Telecom iyo faraceeda Hormuud Salaam Foundation waxaa ka go’an caawinta, dadka dhibaateeysan

2-July-2024

Soomaaliya si aan la qiyaasi karin ayaa waxaa ku dhuftay masiibooyinka ka dhashay Isbadelka cimilada, taasoo keentay in toddobo milyan oo qof ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.

Hormuud Telecom iyo faraceeda Hormuud Salaam Foundation waxay dib u xaqiijiyeen sida ay uga go’an tahay caawinta, dadka dhibaateeysan kadib markii ay saxiixday @GSMAm4d ‘Axdiga Isku xirnaanta howlaha Bini’aadantinimada, kaas oo ka caawinaya deeq bixiyaasha inay u maraan isticmaalka mobilada shirkada si ay bixiyaan ka jaawibsata masiibooyinka oo meelo badan oo dalka ah ay hada ka muuqato soo kabasho wax ku ool ah