Shirkadda Hormuud Telecom oo dadaal ugu jirta sidii ay dib ugu soo celin lahayd adeegii isgaarsiinta deegaanka Qaayib

8′” November “2022” Dheeho”

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa dadaal ugu jirta sidii ay dib ugu soo celin lahayd adeegii isgaarsiinta deegaanka Qaayib oo ka tirsan gobolada dhexe ee Soomaaliya

Arintaan ayaa timid markii ku dhawaad ​​14,000 oo qof oo ay ku waayaan adeegyadii shirkadda ooy ku jiraan EVC Plus oo ah habka lacag bixinta dagaal shalay ka dhacay deegaanka

Shirakada isgaarsiinta Hormuud Telecom oo muujisay sida ay uga xuntahay dhacdadan Ayaa barteeda Twitter-ka soo dhigtay qoraal kooban ooy kaga hadashay waxyeelada shirkada ka soo gaaray dagaalkii Qaayib sida lagu xusay War-saxaafadeed ka so maaulka shirkadda

https://www.hormuud.com/Updates/Warsaxaafadeed:-Burburka-Xaruntii-Shirkadda-Hormuud-ee-Qaayib

壯陽藥 — wp:image {“align”:”center”,”id”:73916,”sizeSlug”:”large”,”linkDestination”:”none”} –>

Shirkada Hormuud Telecom oo dhowaan u daabldegtya 20 sano oo guul ah ayaa macaamiisheeda ku dajisay in ay dib u heli doonaan si dhaqsi ah adeegyadii ay shirkadu u heeysay

Leave a Reply