Isbadalka ku yimid talada somalia waxay u muuqataa mid khal kal galinaysa kali,taliyaasha Geeska Afrika


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

18″ May”2022″ Dheeho

Somalia” doorashadii soo dhamaatay waxay ka bixisay sawir yididiilo leh oo muujinaya soomaalidu in ay u baxday wado ku hagaya dimuqraadiyad kobceeysa

Madaxweynaha la doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bilaabay ololihiisa doorashada in uu ballaarinayo dimuqraadiyadda, ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo xoriyatul qowlka., iyadoo Madaxweynaha xilka ka dagaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay natiijada doorashada, oo si toos ah laga la socday daafaha dunida.

Isbadalka ku yimid talada somalia waxay u muuqataa mid khal kal galinaysa kali,taliyaasha Geeska Afrikau

Eeg naxdinta madaxweynaha kaligiitaliyaha ah ee Eritrea waxa uu ka yiri doorashada somalia

Raysilwasaaraha Ethiopia Abiy axmed iyo madaxweynaha Djibouti ismaaciil cumar geele ayaa ka duwan mida Afwerki