Is,hortaaga lagu sameeyay musharaxiinta dhalxa iyo muudeey waxay ifisay Isu awood sheegashada ka jirta doorashada somalia


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

13″ February “2022 Dheeho Webmaster

Musharaxiin badan ooy ku jiraan prof jawaari ,dhalxa iyo muudeey ayaa so toos ah oo muuqata loogu diiday in ay u tartamaan xildhibaanimada baarlamaanka 11 aad ee soo socda

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaankii waqtiga ka dhammaaday ee Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa loo diiday inuu ka duulo Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, xili uu kusii jeeday magaalada Baraawe.

Muudeey ayaa doonayay in uu u tartamo kursi ka mid ah Golaha shacabka oo deegaan doorashadiisu ay tahay maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu fah faahin kaga bixiryay Shir jiraa’id oo uu qabtay galabta.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaankii waqtiga ka dhammaaday ayaa sheegay in amarka lagu joojiyay duulimaadkiisa ay ka dambeeyeen maamulka koofur galbeed oo uu sheegay in loogu hanjabay in diyaaraddooda lasoo ridi doono, sidaa darteedna ay keentay in diyaaraddu ay ka tagto isaga iyo xubihii kale ee la socday.

Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey  ayaa intas ku daray in xadgudb cad lagula kacay manta, waxaana sidoo kale uu carrabka ku dhuftay in la doonayo in kursigiisa loo xiro shaqsi gaar ah.

Guddoomiye Muudey ayaa kusii jeeday Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, si uu ugu tartamo kursiga uu ku fadhiyo oo la sheegay in loo xiray Nin lagu magacaabo Maxamedweli Cabdullaahi Sheekh.

Kursiga uu ku fadhiyo Cabdiweli Muudeey ayaa yaallo Magaalada Baraawe oo ay deegaan doorashadiisa tahay, waxaana kursiga uu ku fadhiyo Muudeey uu kamid yahay 13 kursi oo doorashadooda ka dhaceysa Magaaladaas maalmaha soo socda…

Ilo kala duwan oo ku sugan garoonka Aadan Cadde,ayaa inoo sheegay in loo diiday in ciidan oo la raaco diyaaradda.

Ciidamo ka amar qaata  la-taliyaha dhanka Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo ayaa diideen in halkaasi uu ka duulo sida ay inoo shegeen qaar kamid ah howlwadeenada Garoonka Aadan Cadde

Xogaha qaar ayaa tibaaxaya in Ciidamadii uu watay Muudeey iyo kuwii Fahad Yaasiin ayaa hada xiisad culus oo u dhaxeeyso garoonka ka taagan tahay in Wararka qaar shegayaan in arinkaasi uu soo farogeliyay Wasiirka Amniga Soomaliya.

Muudeey ayaa ka mid ah Musharixiinta utaagan mar  kursiga tirsigiisu yahay HOP#145 ee Golaha Shacabka, taa oo afartii sanno ee lasoo dhafay uu ku fadhiyay in kastoo ay soo baxayeen in taratanka doorashada loo diidanyahay.

FAL,CELINTA LAGA BIXIYAY PROF DHALXA OO LAYSKA HORTAAGAYN IN UU TARTAMO

Baraha bulshada waxaa qabsaday dadka ka falceliyay is hortaaga pro dhalxa oo loo diiday in uu, u tartamo kursigii uu ku fadhiyay we xildhibaanimada

Leave a Reply