Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
7″ Dec “2021” Boosaaso

Isimada dhaqanka Puntland ayaa go’aan kasoo saaray xiisaddii dhawaanahaan ka dhex taagneyd Ciidanka PSF ta iyo Madaxtooyada Puntland.
Isimada dhaqanka ayaa go’aamiyay in uu Xilka wareejiyo Agaasmimaha PSF ta Puntland, taasi oo ka dhigan in ay dhaqan gasho, wareegtadii Siciid Cabdullaahi Deni ee uu ku magacaabay Agaasimaha Cusub.
Sidoo kale Isimada ayaa go’aamiyay in Maamulka Puntland ay si dhaqsi leh ku bixiyaan, xuquuqda ka maqan Ciidanka PSF ta.
HOOS KA DHEEHO


