Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
15- October-2023

Iskaashiga rayidka deegaanka iyo militariga, ATMIS ee UPDF ayaa maanta bilaabay sahaminta dhismaha cusbitaalka laga hirgaliyo meel ku dhow magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose
Iyada oo qayb ka ah iskaashiga rayidka iyo militariga, #ATMIS #UPDF Kooxda Dagaalka 38 ee Embresso ayaa maanta bilaabay sahaminta dhismaha cusbitaalka Heerka IV.
Taliyaha Kooxda 38-aad ee dagaalka, Col. Christopher Berochan, ayaa xaqiijiyay #ATMIS sida ay uga go’an tahay ka-qaybgalka iyo taageeridda bulshooyinka ku nool Aagga Mas’uuliyadda (AoR).