Isla xisbaatanka Xukuumada Iyo Baarlamaanka Somalia oo Muqdisho ka biloowday

2″ Feb “2023” Muqdisho”

Guddiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee Golaha Shacabka BJFS, ayaa kulan s犀利士 u’aalo weydiin ah kula yeeshay Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo Maalgashiga Xafiiska Guddiga ee Villa Hargeysa ee magaaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa daarnaa su’aalo weydiin ku saabsan hindise sharciyeedka Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaarada Qorsheynta Hormarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga, si xog dheraad ah uu gudiga uga helo hindisaha  iyadoo la waafajinayo Sharuucda kale ee maalgashiga .

Leave a Reply