Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Norway ayaa magaalada Oslo ku yeeshay kulan looga hadlay xaalada bini’aadantinimo ee ka magaalada Laascaanood.

壯陽藥 -large-font-size”>4″ March “2023

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norway ayaa magaalada Oslo ku yeeshay kulan balaaran oo ay kaga hadlayeen xaalada bini’aadantinimo ee ka jirta magaalada Laascaanood.

Garaadada laascaanood ayaa warbixin ka siiyey safaarada Maraykanka ee somalia xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Soo l& Khasaaraha soo gaaray bulshada rayidka, fududaynta gargaarka iyo xalka dagaalka

La-hawlgalayaasha Somalia waxay walaac ka muujiyeen colaadda ka socota Laascaanood iyo nawaaxigeeda, waxayna ugu baaqeen dhammaan dhinacyada inay u hoggaansamaan xabbad-joojinta, la xakameeyo, oggolaadaan gargaar bani’aadamnimo oo aan caqabad lahayn, oo ay galaan wada-hadal wax-ku-ool ah oo nabadeed,” ayay lixda waddan ku sheegeen hadal ay si wadajir ah u soo saareen. oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Talaadadii.

Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay Volker Turk ayaa ku baaqay in la sameeyo “baaritaan la aamini karo oo dhexdhexaad ah” isku dhacyada wuxuuna ka digay inay sii kordhiyaan xaalada bini’aadantinimo ee gobolka.

Qaramada Midoobay ayaa todobaadkii hore sheegtay in in ka badan 185,000 oo qof laga barakiciyay guryahooda sababo la xiriira iskahorimaadyada, iyadoo shaqaalaha gargaarka ay la halgamayaan wax ka qabashada xaaladda sababtoo ah agab ku filan

Leave a Reply