Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
4″ June “2022” Muqdisho” SONNA

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2021/22 Jadwalka imtixaanka fasalka 12aad.
Imtixaanka ayaa waxa uu bilaaban doonaa 18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin Sabti ah. Jadwalkaani wuxuu qeexaya sida maadooyinku-u-kala horreyn doonaan.
Wasaaradda ayaa ardayda Soomaaliyeed u rijayneysay guul iyo mustaqbal horumarsan.

