Daawo” James Swan: Somalia” Waxaa ka Jirta Guuldaradii ugu weyneyd ee diblomaasiyadeed

28,November 2020

Daawo” From: Talk to Al Jazeera Live

Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha somalia James Swan Ayaa ka hadlay khilaafka Soomaaliya oo uu sheegy in uu yahay guuldaradii ugu weyneyd ee diblomaasiyadeed ee Qaramada Midoobay,

Qaramada Midoobey waxay door muhiim ah ka ciyaartay dadaallada loogu jiro nabadeynta Soomaaliya tan iyo markii xukunka laga tuuray Madaxweyne Siyaad Barre 1991-kii taasoo keentay fowdo siyaasadeed oo ka dhacda guud ahaan Geeska Afrika.

Laakiin ku dhowaad 30 sano kadib, dadka Soomaaliyeed wali waxay ku nool yihiin qalalaase, boqolaal kun ayaa la dilay malaayiinna waa la barakiciyey

James Swan, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay ahna madaxa howlgalka taakulaynta UNSOM ee Soomaaliya (UNSOM), wuxuu lahadlayaa Aljazeera.

Leave a Reply