3,December 2020″
Super Star-ka Bollywoodka Salman khan ayaa laga dhaafay ka soo muuqashada maxkamada dacwada ugaarsiga Blackbuck iyadoo ay socoto cudurka coronavirus, sida ay qortay qaar ka mid ah warbaahinta India.
XAYEEYSIIN”
Garsooraha Dheeraadka ah ee Degmooyinka iyo Kalfadhiyada ee maxkamada Jodhpur ayaa ka dhaafay Salman Khan muuqaalka markii uu codsaday qareenkiisa Talaadadiia aynu ka soo gudubnay .
https://www.geo.tv/amp/321903-sara-ali-khan-teases-release-of-coolie-no-1-movie-song
Qareenka Aktarka Bharat ayaa u sheegay warbaahinta India in ay ka baryeen maxkamada in safarka Jodhpur ee Mumbai iyadoo la joogo coronavirus ay khatar ku tahay macmiilkiisa.
XAYEEYSIIN”
Maxkamadda ayaa hore y waxay dib loogu dhigtay dhageysiga dacwada illaa iyo 16-ka Janaayo, 2021, balse hada kiiskaas waa LA xiray ,Bishii Abriil 2018, ayay ahayd markii maxkamada dacwad qaadday ay salmaan Khan ku xukuntay shan sano oo xarig ah ka dib markii lagu helay dambi ah inuu ugaarsi madow geystay, inkastoo hadana , lagu sii daayay damaanad waxaana jilaaga uu codsaday in laga joojiyo kiiska maxkamada Jodhpur, Saif Ali Khan, Sonali Bendre, Tabu iyo kuwa kale ayaa maxkamada ku weysay wax dambi ah.