Madaxweynaha Somalia Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale lagu wadaa In uu ku quursado hogaanka Itoobiya Abiy axmed faagare Caalami ah
Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa hoos u dhigi doona kulanka madaxada gobolka ee Arusha iyadoo fadhiga AEC kadib lagu wado in uu ku soo biiro Reysilwasaaraha Itoobiya
โAniga iyo Museveni waxaan qorsheynaynaa in shir isugu keeno walaalkayga Xasan Sheekh iyo Raโiisul Wasaare Abiy Axmed, si aan u yareyno xiisadda gobolka Geeska Afrika, maxaa yeelay amniga iyo xasilooni Soomaaliya waxay saameyn wayn ku leeyihiin xasiloonida gobolkeenna, waxayna dhaawacaysaa isdhex-galka ganacsiga iyo maalgashiga,โ ayuu yiri Madaxweynaha Kenya William Ruto .
Madaxweyne dalka Kenya ayaa xaqiijiyay kulan looga aarinsanayo xal u raadinta xiisada ka dhex aloosantay Soomaaliya iyo Itoobiya kadib Iskudeygii Adisababa ay ku dooneeysay inay ku qaadato qeyb ka mida biyaha Somalia