Khilaaf wali ka taagan kursiga uu kusoo baxay Kusimaha Taliyaha Hey’adda NISA

24″ December “2021 VOA

壯陽藥 class=”wp-image-43660″ width=”1080″ height=”400″/>

Khilaafka salka ku haya natiijada doorashada ee kusiga #HOP067 ee ka dhacday Dhuusamareeb, kaas oo uu kusoo baxay Yaasiin Cabdullaahi Farey oo sii hayaha taliyaha hay’adda NISA ayaa weli taagan.

Guddigii xallinta Khilaafaadka ee go’aanka ka gaaray kursigaan, ayaa 7 xubnood oo uu guddoomiyihii guddigaasi ku jiro uu dhawaan xilka ka xayuubiyay Ra’iisul-wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Haddaba qaab noocee ah ayaa kiiska kursigan loo maray? Waa sidee cabashada dadka natiijadiisa diiddan? Weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintan ku saabsan Muqdisho kasoo diray.

Halkan Guji Si,aad u dhageeysatid

https://www.voasomali.com/a/6368416.html

Leave a Reply