Friday “24” September “2021
Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa xaley kaga qeyb galley muqaalka shaashadda ¨VIDEO CONFERENCE¨ fadhiweynaha loo dhan yahay ee qaramada midoobey ee ka socda magaalada New York
Ismaaciil cumar geele ayaa khudbadii uu jeediyey kaga waramey xaaladdo kala duwan oo ka jirra degmada geeska Afrika sida xaaladda siyaasaddeed ee Soomaaliya, dagaalada ka socda Itoobiya iyo dada犀利士 alka ku saabsan sidi la iskugu so dhaweyn laha Djibouti iyo Eritreya.