Kooxda difaacayaasha xuquuqul insaanka ee wadamada Afrika Pan-African human right defenders ayaa caalamka intiisa kale kula biiray xuska maalinta saxaafada aduunka ee 3 May


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

3-May-2024

Kooxda difaacayaasha xuquuqul insaanka ee wadamada Afrika Pan-African human right defenders ayaa caalamka intiisa kale kula biiray xuska maalinta saxaafada aduunka ee 3 May

Xuska Saxafada ee sanadkan oo diirada saaray dhibaatada deegaanka ayaa muujineysa doorka muhiimka ah ee saxafiyiinta ay ka ciyaaraan qaabeynta wacyi gelinta iyo u doodista dhulkeena.

Bayaanka kooxda difaaca difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee dalalka africa ayaa lagu yiri “Waxaan dib u xaqiijineynaa sida ay nooga go’an tahay ilaalinta saxafiyiinta, oo ay ku jiraan kuwa soo tebiya arrimaha deegaanka, maadaama ay sii wadaan iftiiminta arrimaha degdegga ah ee deegaanka

Leave a Reply