1- September-2023- Muqdisho

Daawo: Dagaalka Shirkaan ku nahay
Kooxda Hiddo ayaa soo bandhigtay heesta halkudhigeedu yahay Dagaalka Shirkaan Ku Nahay🙏Heesta ayaa ugu yeereeysa dadka soomaaliyeed qeyb walba ooy kaga jiraan bulshada inay kaalinta kaga aadan ka qaataan- sidii dalkeena looga ciribtiri lahaa Argagixisada hortaagaan xasilooni,iyo horumar dadkeenu gaaraan