Ku dhawaad ​​47 qof oo Soomaali ah oo ka soo baxsaday dagaalka ayaa gaaray dalka Itoobiya

23″ April “2023

Dowladda Soomaaliya ayaa bilaawday in ay dadkeeda kasoo daad gureyso dagaalada ka socda dalka Suudaan, waxa ayna ka codsatay dowladaha dariska ah in ay soo dhaweeyaan dadka Soomaaliyeed ee ka baxaya dagaalada ka socda dalka Suudaan oo sii xoogeysanaya.

壯陽藥 block-embed is-type-rich is-provider-twitter wp-block-embed-twitter”>