11″ June “2021” Friday” Voasomali
Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay sidii ay u wada shaqeen lahaayeen ciidamada amaanka iyo qeybaha bulshada Magaalada Kismaayo kaasoo ay ka qeebgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland iyo bulshada rayidka si loo xaqiijiyo amaanka.
