Kulan Looga Hadlay Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Doorashada 2020-2021

Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee haweenka ayaa waxaa looga hadlay Qoondada haweenka ee doorashada dalka ka dhici doonta 2020-2021, waxaana khudbado ka jeediyay  marti sharaf iyo mas’uuliyiin kala duwan.

Dumar soomaalida ee daneeya siyaasada ayaa aaminsan in aaney helin kootada ay ku leeyihiin golayaasha dowlada

Leave a Reply