Kulan weeynihii Guddiga Wadajirka ah ee Dimuqraadiyadda Adduunka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada KualaLumpur,

10″ July ” 2021″ Malaysia

Hogaamiyaha ilaalinta dadka u dhaq,dhaqaaqa xuquuqda aadanaha dalka Africa Dr: Hassan shire shieq oo hadal ka jeedoyay gabagabadii shirkii Guddiga Wadajirka ee Dimuqraadiyadda Adduunka ee Kuala Lumpur, ayaa ku baaqay in la, la xisaabatami doono dadka iyo dowladaha ku xadgudba dimoqaaraadiyada iyo xuquuqda aadanaha .

Aandayaasha kale, ee ku saabsan u diyaargarowga kulanamo kan la mida oo soo socda ka sokoow waxaa laga hadlay isbeddelka dunida iyada oo Malaysia loogu hambalyeeyay dimuqraadiyadda ka dib doorashooyinka ku-meel-gaadhka ah ee 2018 .

犀利士 alt=”” class=”wp-image-26681″/>

Leave a Reply