Lampard oo Ka Hadlay wararka la Xiriira Willian In uu ku wajahan yahay Arsenal

Waxaa jiray warar badan oo ka soo baxayay Arsenal oo sheegayay in Willian uu u saxiixi doono Arsenal isbuuca soo socda, iyadoo inta badan waraaqaha ay u muuqdaan inay hubaal yihiin inuu ciyaaryahanka reer Brazil heshiis seddex sano ah la gaari doono Gunners.

Xiddigii hore ee qadka dhexe ee Gunners ayaa ku faraxsan rajada uu ka qabo imaatinka xiddiga reer Brazil garoonka Emirates Stadium

Balse Frank Lampard, maamulaha Chelsea, waxaa si toos ah loo weydiiyay sababta Willian loogu soo reebay kooxdii Chelsea ee finalka FA Cup, iyo hadii uu ka xishoon lahaa hadii Willian uu ka tago Stamford Bridge kuna biiro Gunners. Lampard ayaa yiri: “Xaqiiqdii kuma xirna niyad jab koox kasta oo xaaladdan ku jirta,” ayuu Lampard u sheegay TalkSport.

Ma helin jawaab adiga (haddii Willian bixi doono) marka ugu horreysa uguna muhiimsan, maxaa yeelay Willian ayaa weli ah ciyaartoygeena xilligan.

Inkatoo afkiisa aynaan ka hayn in uu arsenal u socdo hadana Ma dareemi doono wax niyad jab ah haddii uu sii joogo ama ka tago Chelsea laacibkeena William ayuu yiri” Lampard oo sheegay William uu yahay dhaawac walina uu Ku jiro soo kabasho

In kasta oo Frank uusan si toos ah u dhihin, hadana waxay u muuqataa in xidiga reer Brazil uu ka tagayo Chelsea, waayo waxa uu yiri “Lampard lama yaabani hadii Arsenal ay soo iibsaneyso ciyaaryahan haatan dhaawac ah, madaama saxiibadeena badankood ay ku yimaadaan noocaas

Leave a Reply