21″ April “2022” Muqdisho

Guddiga qaban qaabada Gu犀利士 ddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa uu soo bandhigay liiska xubnaha u tartamaya guddoonka iyo ku xigeenadiisa, kuwaasi oo ka kooban Labo iyo Toban Murashax oo kala ah:-
Murashaxiinta Xilka Guddoomiyha:
1.Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2.Senator Saalax Axmed Jaamac
- Senator Cismaan Obokor Dubbe
Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad
1.Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
2.Senator Cali Shacbaan Ibraahin
Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

.Senator Ilyaas Badel gaboose
- Senator cabdullaahi shiikh Ismaaciil (Fartaag)
- Senator Cabdullaahi cali Xersi
- Senator Sareedo Maxamed xasan
- Senator Xasan Xuseen xaaji
- senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade)
- Senator Cabdi Cismaan xareed